Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Qaramada Midoobay iyo Maamulka Puntland

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, oo ka hadlay meel fagaare ah ayaa markii ugu horreeysay ka hadlay dadkii Somaliland ka saartay Laascaanood ayaa eedeymo kulul u jeediyey Qaramada Midoobay, iyo maamulka Puntland Muuse Biixi ayaa Hay’adda Qarmada Midoobay ee OCHA ay si qaldan uga hadashay talaabada uu qaaday Maamulkiisa. “Aniga waxaan la hadlayaa hay’ada qaramamada … Continue reading Muuse Biixi oo eedeymo kulul u jeediyey Qaramada Midoobay iyo Maamulka Puntland